Itoobiya oo Safiir cusub u magacawday Somaliland iyo Muuse Biixi oo soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo, safiirka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday maamulka Somaliland, Amb Delil Kedir Bushra. Kulankan Madaxweynuhu ku qaabiley Safiirka, ayaa ujeedkiisu ahaa soo dhawayn, madaama safiirku ku cusub yahay xafiiska Safaaradda Itoobiya ay ku leedahay magaalada Hargeysa. Waxaanu madaxweynuhu u rajeeyey … Continue reading Itoobiya oo Safiir cusub u magacawday Somaliland iyo Muuse Biixi oo soo dhaweeyay (Sawirro)